Sbs Somali - Sbs Afomali
- Autor: Vários
- Narrador: Vários
- Editora: Podcast
- Duração: 87:23:30
- Mais informações
Informações:
Sinopse
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episódios
-
Waraysi: Amiir Maxamuud Yuusuf
27/10/2023 Duração: 18minAmiir Maxamuud Yuusuf oo booqasho ku yimid Melbourne ayaa nooga waramay arimo ay ka mid yihiin: Horumarinta bulshada, aanooyin qabiilka oo dhawaan ku soo batay Gaalkacyo iyo doorashada Puntland.
-
Somalia iyo kacaankii 21 October
27/10/2023 Duração: 16minAqoonyahano ka hadlay dawladii milatariga Soomaaliya
-
-
Ma loo darsaday xukunkii milatariga ee Soomaaliya?
25/10/2023 Duração: 11minDawladii kacaanka ee Soomaaliya ka talinaysay oo mudo 20 sano ka badan xukunka haysay ayaa dhacday 1991. Dawladaaas miltariga ahayd oo dalka cinqilaab ku qabsatay ayay dadka Soomaalida ah taariiqda meesha ay kaga jirto ku kala duwan yihiin. Waxaan kulan ka dhacay Melbourne waydiinay aqoon yahano in dawladii Maxamed Siyad barre loo darsaday ama laga raystay.
-
Australia_Explained_Emissions_251023
25/10/2023 Duração: 10minAduunku wuxuu la tacaalayaa isbadalka cimiladda, iyadoo heerkulka aduunku waqti dheer isbadalaya. Ficilada binaadanka sida isticmaalka dhuxudhagaxda, gaaska iyo shidaalku oo koronto laga dhaliyo ay masuul ka tahay isbadalka cimilada.
-
Kulan lagu xusay 21 October oo lagu qabtay Melbourne
25/10/2023 Duração: 12minDawladii kacaanka ee Soomaaliya ka talinaysay oo mudo 20 ka badan xukunka haysay ayaa dhacday 1991. Caadiyan lama xuso markii ay xukunka qabsatay 21 Oct 1969 kii. Balse magaalada Melbourne waxaa markii ugu horaysay lagu qabtay kulan looga dooday xukunkii dawladii milatariga ahayd; waxay qabatay, wixii ka qaldamay, waxa lagu xasuusto iyo in laga raysatay ama loo darsaday. Kulanka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay labo aqoon yahay oo kala ah Ahmed Mohamed Nur iyo Dr Mohamed Abbas.
-
-
Kulan looga hadlayay xanuunka dhimirka oo lagu qabtay xarunta Daruselam
20/10/2023 Duração: 09minDr Abdibasid Cali Raage oo jaaliyada kala hadlay xanuunka dhimirka
-
Barashada English-ka qaybta 10 aad
20/10/2023 Duração: 13minWaa qaybtii 10 aad ee barashada af-englishka
-
Dawlada federalka oo SSC aqoonsatay
20/10/2023 Duração: 07minMuxuu aqoonsigan uga dhigan yahay maamulka?
-
-
-
Agaasimihii Telefishinka Somalicable oo lagu aasay Muqdisho
18/10/2023 Duração: 07minAllaha u naxariistee, agaasimaha ayaa ku dhintay qarax ka dhacay magaaladda Muqdisho.
-
Australia_Explaine_Music_Instrument_181023
18/10/2023 Duração: 08minFaa'iidada laga heli karo inaad qalab muusig ah ku barato yaraan ama adoo qof wayn ah waa mid aan la xisaabin karin.
-
Kulan looga hadlayay xanuunka dhimirka oo lagu qabtay xarunta Daruselam
18/10/2023 Duração: 09minDr Abdibasid Cali Raage oo jaaliyada kala hadlay xanuunka dhimirka
-
-
Australia oo diiday in dastuurka la badalo
15/10/2023 Duração: 06minShacabka Australia ayaa si aqlabiyad ah ku diiday in Cod dadka dalka loogu yimid ku yeeshaan dastuurka dalka kadib afti arintaas loo qaaday.
-
Yaa guulaysanaya Aftida Codka?
13/10/2023 Duração: 06minWararkii u danbeeyay ee aftida iyo saadaasha cida ku guulaysandoonta.
-
Dagaalka Bariga Dhexe sidee Australia u saamaynayaa?
13/10/2023 Duração: 09minDagaalka Bariga dhexe oo saamayn ku yeelanaya bulshada Australia.
-