Sbs Somali - Sbs Afomali
- Autor: Vários
- Narrador: Vários
- Editora: Podcast
- Duração: 87:23:30
- Mais informações
Informações:
Sinopse
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episódios
-
-
Australia Explained: Nidaamka caafimaadka ilkaha Australia
11/09/2024 Duração: 10minQaybtan ka mid ah barnaamujyadii Australia Explained waxaan ku soo qaadaynaa caafimaadka ilkaha ee caruurta iyo dadka qaangaarka ah ee Australia.
-
Wacyigalinta cudurka kansarka mindhicirka ku dhaca
11/09/2024 Duração: 10minWaxaa Melbourne lagu qabtay barnaamuj dadka looga wacyigalinayo cudurka kansarka ku dhaca mindhicirka (bowel cancer). Waxaa soo qabanqaabiyay ururka East African Women's Foundation.
-
-
-
-
-
-
Mohamed wuxuu u sharaxan yahay doorashada NSW
04/09/2024 Duração: 10minMohamed Daahir Hassan wuxuu u sharaxan yahay doorashada Gole Deegaanka Cumberland ee gobolka NSW.
-
-
Sharuucda Aan Qornayn ee Goobaha Shaqo
03/09/2024 Duração: 10minQaybtan ka mid ah barnaamujyadii Australia Explained waxaan ku eegaynaa sharuucda aan qornayn ee goobaha shaqada iyo sidii aad u ogaan lahayd marka aad shaqo cusub bilaabayso.
-
-
Booliska Muqdisho oo ka digay dhibaatada maandooriyaha
30/08/2024 Duração: 06minTaliska qaybta guud ee ciidamada booliska gobalka Banaadir ayaa muqdisho kusoo bandhigay maandooriye kalagadisan oo boolisku soo qabtay, laguna gubay goob fagaara ah. Boolisku waxa ay sheegeen in maandooriyuhu uu sabab u yahay dhibaatooyin badan oo magaalada ka dhaca.
-
How to protect your home from Australia’s common pests
30/08/2024 Duração: 09minSiyaabaha - Australia dhexdeeda - aad gurigaaga uga ilaashan karto cayayaanka guryaha gala.
-
-
Abdiaziz Farah oo ka waramaya halista Kansarka Mindhicirada.
28/08/2024 Duração: 07minKulun wacyi-galina, oo ku saabsan Kansarka Mindhicirada (Bowel Cancer) ayaa lagu qabtay Heidelberg West fiidnimadii Isniinta (Monday 26). Kulanka waxaa qabanqaabiyey Somali Elders Group. Waxaa hadal jeedninta lahaa Abdiaziz Farah. Kulanka kadib, Laanta Afsoomaaliga ee Idaacada SBS ayaa waraysi la yeelatay Abdiaziz. Waraysigu waxa uu daaranyahay saamaynta uu leehayay Kansarka Mindhiciruhu, calaamadaha lagu garto, siyaabaha looga hortago. Dhagaysi wacan waraysiga.
-
Wax ka ogoow halista uu leeyahay kansarka mindhicirada
27/08/2024 Duração: 17minKulan bulshada looga wacyi-galinayey halista uu leeyahay Kansarka Mindhicirada (Bowel Cancer) ku dhaca ayaa xalay fiidkii (26 August 2024) ka dhacay xaafada Heidelberg West. Kulanka ayaa waxaa kasoo qayb galay qaar ka mida bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Melbourne, Australia. Barnaamijka waxaa diyaariyey Somali Elders Group, waxaana soo jeediyey Cabdicasiis Faarax, maamulaha Hay'ada Himilo. Laanta Afsoomaaliga ee Idaacada SBS oo kulanka ka qaybgashay ayaa idiin diyaarisay kalimadii wacyi-galinta ee ku aadanayd Kansarka Xiidmaha. Dhagaysi wacan
-
-
-