Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
- Autor: Vários
- Narrador: Vários
- Editora: Podcast
- Duração: 23:20:26
- Mais informações
Informações:
Sinopse
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ahAnsvarig utgivare: Olle Zachrison
Episódios
-
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
13/04/2023 Duração: 02min17-jir lala baxsaday. Dialalka ka dhaca degmada Eskilstuna oo aad u batay.
-
Wararka maanta ee Iswiidhan
12/04/2023 Duração: 02minSoomaalida ku dhaqan magaaladda Umeå oo bilaabay mashruuc caawinaya waalidiinta.
-
Wararka maanta ee Iswiidhan
11/04/2023 Duração: 01minHeeyada dalkan oo shaqaalahooda ka mamnuucay isticmaalida app-ka Tiktok iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
06/04/2023 Duração: 02minSafaradda ciida Påsk-iga(Ciidul fusxa) oo bilowday iyo talo la siiyay dadka gaadiidka u safra inta dabaaldegga ciidaasi lagu jiro. Meyd laga helay agagaarka Hagfors oo dhacda gobolka Värmland. Qiimaha guryaha oo xoogaa kor u kacay bishii maarso 2023, marka loo barbardhigo bishii feeberaayo ee ka horreeysay.
-
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
05/04/2023 Duração: 03minHilibka xoolaha iswiidhishka ee la iibsado ayaa yaraaday, halka hilib fara badan laga keeno dibedda. Saaxiibo arday ah oo u kuurgalay soo hubinta caafimaadka duurka taasoo abaal marin lagu siiyay. Aabbe lagu soo oogay dacwad inuu ceeji ku dilay wiilkiisaoo 8 jir ahaa.
-
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
04/04/2023 Duração: 03minMaxkamad xukuntay in bileyskuku khaldanaa diidmadii banaanbax qaboobihii lagu gubi lahaa Quraanka kaasoo ka hor dhici lahaa safaaradaha Turkiga iyo Ciraaq. Naag baad ku dayday xildhibaanbaarlamaanka u fadhiya xisbiga Moderaterna iyo Umuliso dhaqameedka Doula iyo doorkooda Rinkeby.
-
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
03/04/2023 Duração: 03minMagdhaw ma helaan ehelada dambiileyaasha la dilo ee horey uga tirsanaa kooxaha gaangiska. Caruurta qaaradda Yurub oo da' hoose ku bilaaba barashada luuqad aan ahayn afkooda hooyo. Finland oo si rasmi ugu biireysa Nato, noqotayna dalka 31 ee gaashaanbuurtaasi.
-
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
31/03/2023 Duração: 02minShirkadda shabakadda ICA oo diidday inay sheegto noocyada alaabooyinka 300 gaareya oo ay ku talajirto inay qiimahooda jebiso laga bilaabo 11-ka bisha abriil. Nin horey uga tirsanaan jiray xisbiga SD oo xukunno ay ku rideen maxkammadaha degmada iyo rafcaanka oo ay iminka maxkamadda sare oodda ka qaaday. Ninkan ayaa lagu eedeeyey falka "nacayb qowmiyadeed". Sannadka fasaxa nasiinnada ee dhallinyartu qaadato marka ey dugsiga sare ka baxaan. Muxuu yahay maxaase loo qaataa?
-
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
30/03/2023 Duração: 03minWasiirka arrimmaha dibadda Iswiidhen oo xoogaa ka rajo dhigay ka mid noqoshada gaashaanbuurta Nato bilahan soo socda, islamarkaana wax ka bedelay ereyadiisii. Waxaa sannadkii tagay kor u kacday tirada rabshadaha toogashooyinka ee dhimashada sababa, marka loo barbardhigo sannadkii ka sii horreeyey, sida ay sheegtay hayadda ka hortagidda dembiyada ee Brå. Xiise ballaaran iyo sugitaan loo qabay daawashada filinka "Baarihii Beledweyne.
-
Warka maanta ee Raadiyaha Sweden
29/03/2023 Duração: 03minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Machadka SOM-institut oo ka tirsan jaamicadda Göteborg ayaa soo saaray xog-uruin-sannadeedkiisii oo uu ku warreeystay in ka badan 26 000 oo swedish ah.Lixda bilood ee ugu horreeysa ee sannadka foodda innagu soo haya ayaa lagu wadaa inuu sicirbararku gaaro heerka 2%, waana yoolka uu bangiga qaranku hiigsanayo.Guddiga siyaasadda bii'ada Sweden ayaa arbacadii manta soo saaray warbixin sannadeedkoodii. Guddiga ayaa waxyaabaha uu warbixinta ku qoray waxaa ka mid ah in Sweden ay 2022 kii ka karaar dhigtay marka la fiiriyo siyaasadda bii'ada.
-
Warkii maanta iyo Raadiyaha Sweden
28/03/2023 Duração: 03minAbaalmarinta Polarpriset oo ay heleen saddex halabuure. Daraasad caafimaad oo laga sameeyey qowmiyadda Same-iga ee Sweden. Waxaamararka qaarkood is buriya xilliga afurka iyo wakhttiga shaqada lagu jiro.
-
Warka maanta ee Raadiyaha Sweden
27/03/2023 Duração: 03minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ka dib hadal hayntii qiimaha cuntada oo cirka isku shareeray ayey shabakadaha shirkadaha qaarkood ey ku dhawaaqeen iney hoos u dhigeyaan qiimaha cunnada daruuriga ah.Gubistii uu xagjirka Rasmus Paludan bishii janaayo ku gubay Quraanka safaaradda Turkiga horteeda, ma ay ahayn nacayb shacab lala beegsanayo, sida uu sheegay xeerilaaliye.Waxbarashada dugsiga sare qaybaheeda dhismaha ee faraca mashiinnada dhismeyaasha oo ku dhowaad 70 boqolkiiba ardayda dhigatay ahaayeen kuwo shaqeeya sannad ka dib dhammaadkii waxbarashada.
-
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
24/03/2023 Duração: 03minZlatan oo caawa u safan doona qaranka Sweden iyada oo ciyaar kululi ey dhex mari doonto Sweden iyo Beljimka. Dhallinyaradda Sweden ee u arka nolosha in aysan micno lahayn oo aad u badan iyo 20 meeyo jir loo soo qabtay dil haweeney 43 jir.
-
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
23/03/2023 Duração: 03minDhageysiga dacwad 22 jir dilay labo dhallinyaro oo u soo dhacday gurigiisa oo maanta furantay. Hoggaamiyaha xisbiga C oo ku baaqay in la sii wado qorshe sahalaya shaqaaleysiinta dhallinta iyo Soomaalida Sweden oo weli doonaya in sy sii wadaan bixinta sadaqada Ramadaanka.
-
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
22/03/2023 Duração: 02minDadka oo aad u iibasada cunno ka badan inta ay adeegtaan bilaha caadiga ah ee aan la soomaneyn. Bileyska oo 84 milyan oo karoonku kharashgareeyay ilaalintii ammaanka Rasmus Paludan,siyaasigii xagjirka iswiidhishka daanishka iyo ficilada uu ka geysanayay Sweden iyo Bileyska oo ku biiray raadinta iyo baafinta shimbi-ka nooca papegoja xiddigna ka ah Instagram oo lagu la'yahay Göteborg.
-
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
21/03/2023 Duração: 04minSara Skyttedal oo ay tahay in ay dib u soo ceshato kalsoonida xisbiga KD haddii ay dooneyso inay mar kale xisbiga ku metasho baarlamanka midowga Yurub. Dhallinyaro laga oggolaaday dacwad ka dhan ah dowladda Sweden iyo dhaqaalaha aan xasilnayn ee lamaanayaasha oo door ku leh wada jooga guurka.
-
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
20/03/2023 Duração: 03minHooyo ku yaboohday 40 litir oo caanaha naaskeeda ah kuna heshay 250 karoon litirkiiba. Xasaasiyada faxalka dhirta oo sannadkan aad u sarreeya iyo Ururka jaamiciyiinta Soomaalida Stockholm oo qabtay kulan lagu caawinayay dhallaanka dhigta dugsiyada sare, sidey ku dooran lahaayeen waxbarashada jaamicadaha kala duwan.
-
Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
17/03/2023 Duração: 03minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Degmada Stockholm waa in ay hagaajiso qaabka ay ku caawini lahayd sidii ey dhallinyaradu uga bixi lahaayeen ka faqooqnaanta bulshada. Sannadkii hore ayuu hoos u dhacay tiradii hubka ee uu dalka Sweden dibadda u iib geeyn jirey. Ciidanka ammaanku waa uu ku khaldanaa inuu joojiyo bannaanbixii uu siyaasiga daanishka-iswiidhishka xagjirka ah ee Rasmus Paludan sannadkii hore ku doonayay inuu kitaabka qur'aanka ku gubo degmada Norköpping, sida ay go'aan ku gaartay maxkamadda sare ee maamulku.
-
Wararka maanta ee Raadiyah Sweden
16/03/2023 Duração: 02minSweden ayaa rabta in ay Yukrayn u dirto madaafiicda goobta nooca loo yaqaan Archer. Dhallaan dhigta dugsiga xannaanada ee Halmstad oo bii'ada u bannaanbaxay. Salad Hilowle, qoraa suugaan Somali Swedish ah ayaa galay faynalkii guddoonsiin abaalmarin buugaag-sawirreed suugaan.
-
Wararka maanta ee Raadiyah Sweden
15/03/2023 Duração: 02minCiyaaryahanka Zlatan Ibrahimovic oo 41 jir ah ayaa ka mid noqonaya xulka qaran ee tartanka isreereebka koobka Yurub. Hayadda hoggaanka bulshada Socialstyrelsen ayaa soo bandhigtay shaashad aqooneed loogu talo galey sidii looga hortegi lahaa falalka qudha la isaga jaro. 11-kii maarso ayaa ku aadanayd saddexsanoguuradii markii uu qofkii ugu horreeyay Iswiidhen uu la geeriyooday cudurkii safmareenka ee covid-19.